WAJAALE NEWS

Maareeyihii Hore Wakaalada Biyaha Arabsiyo iyo Maareeyaha Cusub oo Xilkii La Kala Wareegay

Arabsiyo (WJN)- Guddoomiye ku xigeenka gobolka Gabiley Cali Cabdi Cabdilaahi iyo Guddoomiyaha degmada Arabsiyo Xamse Xaaji Xuseen, ayaa maanta si rasmi ah xilkii ugu kala wareejiyay Maareeyihii hore Wakaalada Biyaha Arabsiyo iyo Maareeyaha cusub ee Wasiirka Biyuhu u soo magacaabay degmadaasi.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version