HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Kaah oo si adag uga hadlayay dilal kusoo noqnoqaya magaalada laascanood iyo khasaaraha ka dhashay rabshado ay sameeyeen dad ka gadoodsani arimahaasi
Sidoo kale Siyaasi Maxamuud xaashi ayaa xukuumada ku dhaliilay waxka qabasho la,aanta falalka lagu ugaadhsanayo haldoorka gobolka sool ee soo noq noqday iyo dadka shacabka ah ee lagu laayay mudo haraadada ay dhigayeen.