WAJAALE NEWS

Badhasaab Ku Xigeenka Gobolka Gabiley oo Kormeeray Dugsiyada Waxbarshada Ee Degmada Alley-baday

Alley-baday (WJN) – Badhasaab ku xigeenka gobolka Gabiley Cali Cabdi Cabdilaahi oo uu weheliyo gudoomiyaha Waxbarashada Gabiley ayaa waxa ay maanta kormeer indho indhayn ah ku tagay dugsiyada Waxbarashada ee magaalada Alley-baday.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version