WAJAALE NEWS

DAAWO;-Siyaasi Maxamed Dhimbiil Oo Madaxwayne Biixi Ugu Baaqay In Ay Qaranka Ceeb Ku Tahay Cabashada Marwadii Marxuum Cigaal Iyo Qoysaska Uu Dhulka Ku Haysto.

BURCO(W,N)-Siyaasi Maxamed Dhambiil oo kamid siyaasitiinta Reer Somaliland ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay Dhawaaqa kasoo yeedhaya marwadii madaxwaynihii hore ee Somaliland Kaltuun Xaaji Daahir Oo gurigay deganayd ay ku haystaan qoyska madaxwayne biixi iyo cabashada joog tada ah ee qoysaska dayarta ah ee ka cabanaya isla dhulkoodii oo uu madaxwaynuhu ku haysto taasi oo  qaranka Somaliland ceeb ku tahay in maalin walba warbaahinta lagu arko dad ka cabanaya isaga.

Sidoo kale Siyaasi dhimbiil ayaa madaxwayne biixi ugu baaqay in uu arimahaasi joojiyo qarankana ixtiraamo dacwadaha shacabka ka dhaxeeyanaa uu joojiyo maadaama uu fadhiyo kursigii dalka ugu sareeyay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version