WAJAALE NEWS

“Magacaabista La Magacaabayo Dadka Iyo Dhiibitaanka Masuuliyada Umadda Loogu Dhiibayaa,Maaha Yaa Xukunkaaga Difaaci Kara”Sh, Barbaraawi.

HARGAYSA(W,N)-Sheekh Cabdilaahi Barbaraawi oo kamid ah culimada dalka ayaa salaadii jimcaha kaga hadlay masuuliyada cida loo dhiibayo garsoorku Culayska ay leedahayn iyo in ay tahay qof garanaya diinta islaamka, lehna aqoon uu umada ku xukumi karo,

Sidoo kale Sheikh barbaraawi ayaa sheegay in aan loo baahnayn in qofka masuuliyad loo dhiibayo in lagu xusho ayaa maamulkaaga dhidibada u adkaynaya iyo yaa cid u jawaabaya

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

“Garsoorku Waa Halis ‘’ Sheekh Barbarawi

Exit mobile version