|
|||||
WAJAALE NEWS
“Magacaabista La Magacaabayo Dadka Iyo Dhiibitaanka Masuuliyada Umadda Loogu Dhiibayaa,Maaha Yaa Xukunkaaga Difaaci Kara”Sh, Barbaraawi.
September 20, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Sheekh Cabdilaahi Barbaraawi oo kamid ah culimada dalka ayaa salaadii jimcaha kaga hadlay masuuliyada cida loo dhiibayo garsoorku Culayska ay leedahayn iyo in ay tahay qof garanaya diinta islaamka, lehna aqoon uu umada ku xukumi karo, Sidoo kale Sheikh barbaraawi ayaa sheegay in aan loo baahnayn in qofka masuuliyad loo dhiibayo in lagu xusho ayaa maamulkaaga dhidibada u adkaynaya iyo yaa cid u jawaabaya HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Qaramada Midoobay iyo Wadamada igad oo aan Weli Xal u helin heshiis Laga gaadho dagaalka Tuko-Raq iy... Madaxwaynaha Jsl Oo Tacsi Udiray Marxuum Axmed Xaaji Cali Cadami Oo Ku Geeriyooday Magaalada Hargays... DAAWO;-Siyaasiyiin Dhaliilay Qaabkii Madaxwayne Biixi Uga Goys Adaygay Codsigii Ergada Xalinta Khila... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|