HARGAYSA(W,N)-Xoghayaha arimaha bulshada xisbiga wadani maxamed sidiiq dhame ayaa ka hadlay musuq baahsan oo ka jira madbacada qaranka Somaliland iyoshaqaale aan laba bilood mushahar qaadanini oo ka hawlgala.
Xisbiga Wadani Oo Soo Bandhigay Musuq Maasuq Baahsan Oo Ka Jira Madbacada Qaranka Iyo Shaqaale Aan Mushahar Qaadanin.
