Hargaysa (WJN)– Xukuumada Somaliland ayaa waxa ay gabi ahaanba dalka ka madnuucday isgaadhsiinta loo yaqaan Social Media ee baraha bulshadu ay ku kulanto.
Wasiirada Wasaaradaha Isgaadhsiinta Technolgyda iyo Waxbarashada Somaliland oo uu wehelinayo Gudoomiyaha Xafiiska Imtaxaanadka qaranka ayaa shir jaraa,id oo ay ku qabteen magaalada Hargaysa ayaa waxa ay sheegeen in la madnuucay inta uu socdo Imtaxaanka Shahaadiga ahi Isticmaalka Social Media iyadoo ay sheegeen in baraha bulshadu ku kulanto uu dhibaato wayn ku hayay ardayda Imtaxaanka u fadhiisanaysa oo ay u sahlaysay in qishka loogu soo gudbiyo.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka