Hargaysa(W,N)-Madaxweynaha dawlada Zimbabwe Robert Mugabe ayaa magacaabay wasiir cusub oo dawladiisa u qaabilsanaan doona baraha ay bulshadu ku kulanto waxaanu wasiirkan si gaar ah ugu xil saaray inuu u qaabilsanaado barta ay bulshadu ku kulanto ee WhatsApp-ka.
Madaxweyne Robert Mugabe ayaa wareegtada uu ku magacaabay wasiirkan waxa uu ku socodsiiyey dadka Maamulayaasha ka ah guruubyada WhatsApp-ka.
Wareegtada madaxweyne Mugabe Halkan Kaga Bogo