WAJAALE NEWS

Koomiishanka Dorashooyinka Somaliland oo Tijaabiyey Qalabkii Sadexaad Ee Tijaabada Diwaan Galinta

Hargeysa (WJN)- Koomiishanka doorashooyinka qaranka Somaliland ayaa waxa ay maanta bilaabeen hanaanka farsamo ee tijaabadii sadexaad ee qalabka diwaan gelinta iyo qalab casri ah loo adeegsan doono tijaabinta sadexaad.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version