HARGAYSA(W,N) Urur ay ku midoobeen aqoonyahan labada beelood ee dirirtu ku dhexmartay deegaanada ceel afwayn ayaa magaalada hargaysa kaga dhawaaqay urur ka shaqayn doona nabadaynta dadka walaalaha ee dirirtu kala fogaysa
Munaasibada shaacin ururkan ayaa waxaa ka qaybgalay madaxda asxaabta iyo masuuliyiin kumaada ka tirsan
Halkan ka daawo muuqaalka warkan;