HARGAYSA(W,N)-Xisbiyada mucaaridka somailand ee ucid iyo waddani ayaa shaaciyay tirade iyo magacyada dadka taageerayaasha ahaa ee xukuumadu ka xidh xidhay mudo haraadkii ay dhigeen 11bishan
Sidoo kale xisbiyada mucaaridka ayaa soo bandhigay jeelasha ay dadkani ku xidhan yihiin.