WAJAALE NEWS

Gudoomiyaha Golaha Guurtida Oo Ka Hadlay Rag Sheegay In Ay Ku Dhawaaqeen Jabhad Xukuumada Biixi Kasoo Horjeeda Iyo Fariinta Uu Diray,

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha golaha Guurtida Somaliland oo ka hadlayay xaalada dalka iy doorashadii gudoomiyaha golaha wakiilada faratoon ayaa dhanka kale ka hadlay jabhad habeenkii xalay lagaga dhawaaqay deegaano katirsan caasimada hargaysa kuwaasi oo sheegay in ay kazoo horjeedaan xukuumada madaxwayne biixi iyo qaabka ay dalka uhagayso. Isagoo ku baaqay in laga daba tago ragaasi qaran ahaan iyo qabiil ahaanba.

 

Exit mobile version