WAJAALE NEWS

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo Soo Dhaweysay Ansixinta Xeerka Tacadiga Jinsiga

Hargeysa (WJN)- Wasaarada shaqo gelinta iyo arrimaha bulshada Somaliland Hinda Jaamac Xirsi Gaani ayaa waxa ay Madaxweyne Muuse Biixi iyo labada gole uga mahad celisay ansixinta xeerka tacadiga jinsiga.

 

Halkan hoose ka daawo muuqalka

 

 

Exit mobile version