Hargaysa(W,N) mudanayaasha golaha wakiilada somailand ayaa dood adag ka dib ubalamay maalinta bari ah in la ansixin doono xeerka ismaamulka gobolada iyo degmooyinka oo xukuumada dalbatay in waxka badal iyo kaamis lagu sameeyo
Sidoo kale ansixinta xeerkan ayaa waxaa ka taagan muran badan oo la xidhiidha waxka badalka lagu sameeyay iyo saamaynta uu ku yeelanayo gobolada iyo degmooyinka qaar
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;