Hargeysa (W,N)- Gudoomiyaha Koomiishanka Maamul Wanaaga iyo La Dagaalanka Musuq Maasuqa Somaliland Axmed Jaamac Maxamuud ayaa waxa uu sheegay in baadhis ay ku samayn doonaan qaar ka mid ah Hay’addaha Dawlada.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka