WAJAALE NEWS

Daawo: Badhasaabka Cusub Ee Gobolka Gabiley Oo Maanta Xilkii Kala Wareegay Badhasaabkii Hore

Gabiley (W,N):-Badhasaabka cusub ee loo soo magacaabay Gobolka Gabiley Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax ayaa maanta xilkii kala wareegay Badhasaabkii hore Gabiley.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

Exit mobile version