WAJAALE NEWS

Siyaasi Cabdiraxmaan Caddami oo Ka Hadley Sababaha Ay Xabsiga Ugu Dambeeyaan Madaxweynayaashii Soo Maray DDSI

Hargeysa (WJN)- Siyaasi Cabdiraxmaan Cadami oo ka faalooda geeska afrika ayaa waxa uu si qoto dheer uga hadley isbedelka siyaasadeed ee ka dhacay dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya.

Sidoo kale Siyaasi Cabdiraxmaan Cadami ayaa waxa kale oo uu ka hadley sababaha ay xabsiga ugu danbeeyaan Madaxweynayaashii soo samaray dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya marka ay xilka ka degaan.

Dhanka kale Siyaasi Cabdiraxmaan Cadami ayaa waxa uu ka hadley siyaasada arrimaha dibada ee Somaliland iyo halka ay taagan tahay iyo xaalada amni ee gobolka Sanaag iyo tabashada Taliye Caarre.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

Exit mobile version