|
|||||
WAJAALE NEWS
Siyaasi Cabdiraxmaan Caddami oo Ka Hadley Sababaha Ay Xabsiga Ugu Dambeeyaan Madaxweynayaashii Soo Maray DDSI
August 30, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Siyaasi Cabdiraxmaan Cadami oo ka faalooda geeska afrika ayaa waxa uu si qoto dheer uga hadley isbedelka siyaasadeed ee ka dhacay dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya. Sidoo kale Siyaasi Cabdiraxmaan Cadami ayaa waxa kale oo uu ka hadley sababaha ay xabsiga ugu danbeeyaan Madaxweynayaashii soo samaray dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya marka ay xilka ka degaan. Dhanka kale Siyaasi Cabdiraxmaan Cadami ayaa waxa uu ka hadley siyaasada arrimaha dibada ee Somaliland iyo halka ay taagan tahay iyo xaalada amni ee gobolka Sanaag iyo tabashada Taliye Caarre.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Related posts:"Muqdisho Waanu Ka Xoraynaynaa Farmaajo Waxaanu U Gacan Gelinaynaa Ragii Aanu Siyaad Bare Wada Ridna... Shirwaynaha Afraad Ee Xisbiga Kulmiye Ma Noqon Doonaa Mid Loo Tartamo Guddoomiyaha Iyo Hoggaanka Sar... Maareeyaha Hay'adda Wadooyinka Somaliland oo Kormeeray Jidka Isku Xidha Hargeysa iyo Kalabaydh COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|