|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Golaha Guurtida Oo Ka Hadlay Rag Sheegay In Ay Ku Dhawaaqeen Jabhad Xukuumada Biixi Kasoo Horjeeda Iyo Fariinta Uu Diray,
July 24, 2023 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha golaha Guurtida Somaliland oo ka hadlayay xaalada dalka iy doorashadii gudoomiyaha golaha wakiilada faratoon ayaa dhanka kale ka hadlay jabhad habeenkii xalay lagaga dhawaaqay deegaano katirsan caasimada hargaysa kuwaasi oo sheegay in ay kazoo horjeedaan xukuumada madaxwayne biixi iyo qaabka ay dalka uhagayso. Isagoo ku baaqay in laga daba tago ragaasi qaran ahaan iyo qabiil ahaanba.
Related posts:Dawlada Ingiriiska Oo Muwaadiniinteeda Uga Digtay In Ay Usafraan Somaliya Iyo Qaybo Kamida Somalilan... Daawo: “Reer Gabilayoow Ma Dawlad Sacad Muuse Ayaa La Ictiraafi Doona Mise Dawlad Isaaq"Faysal Cali ... Daawo: Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Oo Si Adag Uga Hadlay Heshiiska Ay Somaliland La Gashay Dp Worl... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|