Koomiishanka Dorashooyinka Somaliland oo Tijaabiyey Qalabkii Sadexaad Ee Tijaabada Diwaan Galinta | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Koomiishanka Dorashooyinka Somaliland oo Tijaabiyey Qalabkii Sadexaad Ee Tijaabada Diwaan Galinta
September 23, 2019 - Written by Editor:

Hargeysa (WJN)- Koomiishanka doorashooyinka qaranka Somaliland ayaa waxa ay maanta bilaabeen hanaanka farsamo ee tijaabadii sadexaad ee qalabka diwaan gelinta iyo qalab casri ah loo adeegsan doono tijaabinta sadexaad.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS