WAJAALE NEWS

DAAWO;-Deeq Lasoo Gaadhsiiyay Xarunta Agoomaha Magaalada Gabiley.

GABILEY(W,N) Xarunta lagu xanaaneeyo caruurta agoonta ah ee magaalada gabiley ayaa la gaadhsiiyay deeq wax ka taraysa baahida agoonta ayaa ahayd agabka biyaha lagu shubto.

Waxaana goobtaasi ka hadlay wakiilka muwaadinka deeqdan soo gaadhsiiyay xarunnnta agoomaha iyo maamulaha xarunta agoomaha axmed maxamed.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version