DAAWO;-Deeq Lasoo Gaadhsiiyay Xarunta Agoomaha Magaalada Gabiley. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Deeq Lasoo Gaadhsiiyay Xarunta Agoomaha Magaalada Gabiley.
September 27, 2019 - Written by Editor:

GABILEY(W,N) Xarunta lagu xanaaneeyo caruurta agoonta ah ee magaalada gabiley ayaa la gaadhsiiyay deeq wax ka taraysa baahida agoonta ayaa ahayd agabka biyaha lagu shubto.

Waxaana goobtaasi ka hadlay wakiilka muwaadinka deeqdan soo gaadhsiiyay xarunnnta agoomaha iyo maamulaha xarunta agoomaha axmed maxamed.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS