BOORAMA(W,N)- Wafti kasocda bangiga horumarinta Africa oo ay weheliyaan wasiirka gaadiidka iyo Jidadka iyo maareeyaha haayada wadooyinka ayaa kormeer ku tagay jidka isku xidhi doono boorama iyo jabuuti o dhawaan lagu wado in uu bilowdo,
Dhismaha wadadan ayaa waxaa maalgalinaya bangiga horumarinta Africa waxaan agoobtaasi ka hadlay madaxdhqameedka gobolka gudida dhismaha wadadan iyo masuuliyiinta xukuumada ka socday
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;