WAJAALE NEWS

DAAWO;-Wasiirka Gaadiidka Iyo Jidadka Jsl Oo Kormeer Ku Tagay Wadada Isku Xidha Allaybaday Iyo Arabsiyo.

ARABSIYO(W,N) Wasiirka wasaarada gaadiid iyo jidadka somaliland iyo wafti uu hogaaminayo ayaa kormeer ku tagay dhismaha wadada isku xidha Allaybaday Iyo Arabsiyo oo mudo dheer dhismaheedu socday.

Wadadan ayaa waxaa gacanta ku haya dadwaynaha deegaanka oo iyagu iskaa wax u qabso ku waday mudo dheer.

Gudidda wadada ayaa ka warbixiyay halka ay marayso wadadani iyo caqabadaha hortaagan

Dhanka wasiirka wasaarada horumarinta gidadka ayaa ka hadlay dhismaha wadadan iyo waajibaadka xukuumada ka saran in ay waxka qabato ka xukuumadan ahaan

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version