DAAWO;-Wasiirka Gaadiidka Iyo Jidadka Jsl Oo Kormeer Ku Tagay Wadada Isku Xidha Allaybaday Iyo Arabsiyo. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Wasiirka Gaadiidka Iyo Jidadka Jsl Oo Kormeer Ku Tagay Wadada Isku Xidha Allaybaday Iyo Arabsiyo.
June 26, 2019 - Written by Editor:

ARABSIYO(W,N) Wasiirka wasaarada gaadiid iyo jidadka somaliland iyo wafti uu hogaaminayo ayaa kormeer ku tagay dhismaha wadada isku xidha Allaybaday Iyo Arabsiyo oo mudo dheer dhismaheedu socday.

Wadadan ayaa waxaa gacanta ku haya dadwaynaha deegaanka oo iyagu iskaa wax u qabso ku waday mudo dheer.

Gudidda wadada ayaa ka warbixiyay halka ay marayso wadadani iyo caqabadaha hortaagan

Dhanka wasiirka wasaarada horumarinta gidadka ayaa ka hadlay dhismaha wadadan iyo waajibaadka xukuumada ka saran in ay waxka qabato ka xukuumadan ahaan

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS