BERBERA(W,N)-Badhasaabka gobolka saaxil iyo saraakiisha ciidamada qaranka iyo booliska ee gobolka ayaa ka warbixiyay dagaal ciidamada iyo dadka deegaanka ceel daahir ku dhexmaray kaasi oo ka dhashay ismaan dhaaf ka dhashay macdan qodis ka wadeen gobolka.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;