WAJAALE NEWS

Wasiirka Wasaarada Gaadiidka Iyo Jidadka Jsl Oo Kormeer Ku Tagay Dhismaha Waddada Isku Xidha Boorama Iyo Degmada Baki.

BAKI(W,N)-Wasiirka wasaarada gaadiidka iyo Horumarinta jidadka somailand oo ay weheliyaan maareeyaha haayada wadooyinka ayaa kormeer ku tagay dhismaha wadada isku xidhaysa magaalada boorama iyo degmada baki ee Gobolka Awdal oo dhismaheegu socdo.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version