Muqdisho(Wajaalenews)Sida aan wararka ku heleyno waxaa xiligan Hotelka Saxafi ee Magaalada Muqdisho kasocda kulan ay kasoo qeyb galeen xildhibaano tiro badan kaa oo looga soo horjeedo Siyaasada uu xiigan ku shaqeeyo Madaxweyaha Soomaaliya.
Kualanka ay leeyihiin Xildhibaanada kasoo horjeeda Madaxaweynaha Soomaaliya ayaa ah mid hada socda , waxaana Xildhibaanada ay dhaliil usoo jeediyeen Madaxweynaha Soomaaliya Siyaasada uu xiligan Dalka ku hogaaminayo.
Mid kamid ah Xidhibaanada kulanka ka qeyb galaya oo la hadlay Shabakada Allbanaadir.com ayaa sheegay in kulan uu yahay mid xasaasi ah , waxa uuna intaa raaciyay in kulan marka uu dhamaado Xildhibaanada ay soo saari doonaan bayaan rasmi ah.
Wajaalenews.net
Hargeuisa/office