WAJAALE NEWS

DAAWO;-Xisbiga Wadani Oo Dhaliilay Siyaasada Arimaha Dibada Jsl,Sheegayna In Madaxwayne Biixi Doqoniimo Uyaqaan Tanaasulka.

HARGAYSA(W,N) Xoghayaha Guud Ee xisbiga Mucaaridka ah ee Wadani ayaa dhaliilo xoogan usoo jeediyay Siyaasada Arimaha dibada ee xukuumada madaxwayne biixi oo ay ku tilmaameen mid fashilantay bulshada ku jaho wareerinaysa waxaan sal iyo raadtoona lahayn

Sidoo kale xisbga wadani ayaa madaxwaynaha ku sheegay in uu tnaasulka iyo garawshaha iyaqaano Doqoniimo,

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;

https://youtu.be/2nZLKbiBF7o

 

 

Exit mobile version