WAJAALE NEWS

Wariyeyaal Abaal-marin Ku Muteystay Tebinta Wararkii Nabadaynta Ceel-afwayn

Hargeysa (WJN)- Wariyeyaal ka tirsan Telefiishanka qaranka Somaliland oo si wayn uga qayb qaatay tebinta wararkii nabadaynta beelaha walaalaha ah ee deegaanka Ceel-afwayn ayaa waxa maanta la gudoonsiiyay Abaal-marino kala duwan.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/aEGYnkUFEB8

 

Exit mobile version