|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Xisbiga Wadani Oo Dhaliilay Siyaasada Arimaha Dibada Jsl,Sheegayna In Madaxwayne Biixi Doqoniimo Uyaqaan Tanaasulka.
July 17, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N) Xoghayaha Guud Ee xisbiga Mucaaridka ah ee Wadani ayaa dhaliilo xoogan usoo jeediyay Siyaasada Arimaha dibada ee xukuumada madaxwayne biixi oo ay ku tilmaameen mid fashilantay bulshada ku jaho wareerinaysa waxaan sal iyo raadtoona lahayn Sidoo kale xisbga wadani ayaa madaxwaynaha ku sheegay in uu tnaasulka iyo garawshaha iyaqaano Doqoniimo, Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan; https://youtu.be/2nZLKbiBF7o
Related posts:“Xaq Waxaanu U Leenahay In Aanu Nadiifino Magaaladayada” Dhalinyarada Borama Oo U Istaagay Nadiifint... Dad Ku Eedaysan In Ay Ku Gafeen Madaxweyne Muuse Biixi Oo Siyaalo Kala Duwan Loo Ganaaxay Iyo Qof A... Daawo:Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Oo Deeqdhan 70,000 Dolar Ugu Deeqay Dadka Shuban Biyoodku Aafeeyay... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|