WAJAALE NEWS

Wasiirka Waxbarashada Somaliland oo soo Xidhay Imtixaankii Shahaadiga Aha Ee ka socday Somaliland

Hargeysa (W.N): wasiirka wasaarada waxbarashada somaliland iyo gudoomiyaha xafiiska imtaxaanaadka somaliland ayaa maanta si rasmi ah u soo xidhay imtaxaankii shahaadiga ahaa oo todobaadkii u danbeeyay ka socday guud ahaan gobolada somaliland
Masuuliyiinta oo shir jiaraa,id ku qabtay magaalada hargaysa halkan ka daawo

Exit mobile version