Hargaysa (WJN)- Wasiirka Wasaarada Waxbarashada iyo Sayniska Somaliland oo ay weheliyaan Wasiir Kuxigeenka Waxbarashada iyo Gudoomiyaha Xafiiska Imtaaxaanadaka Qaranka oo goor dhawayd warbaahinta la hadlay ayaa shaaciyay in uu gabi ahaanba soo idlaaday Imtaxaankii shahaadiga ahaa ee ka socday guud ahaan gobolada iyo degmooyinka Somaliland waxanay wasaarada waxbarashadu soo bandhigtay waxyaabihii ku cusbaa Imtaxaanka.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka