WAJAALE NEWS

Muranka Buug Uu Qoray Wasiir Guri-Barwaaqo Oo Sii Xoogaystay

Hargeysa (W,N):- Waxaa sii xoogaysanaya oo muranka Buug uu qoray Wasiirka Warfaafinta Somaliland Cabdiraxmaan Guri-barwaaqo oo uu wax kaga sheegay Haween Waynaha Beesha Ciidagale, Sidoo kale Haweenka Beesha Ciidagale ayaa gaanafka ku dhuftay islamarkaana ka hor yimid raali gelin uu Wasiir Guri Barwaaqo shalay ka bixiyay Buugaa uu qoray.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/4264YrDLLWs

 

Exit mobile version