HARGAYSA(W,N) Xuska qarannimada jamhuuriyada Somaliland ee 18may ayaa caawa guud ahaan dalka ka bilowday kaasi oo barbaarta ku debaal degayaan jidadka waawayn caasimada taasi oo maalinta bari ah ku beegan
Fanaan maxamed siciid BK Oo kamida fanaaniinta reer Somaliland ayaa soo saaray heeso cusub oo uu kaga qayb qaadanayo xuska 18may Kana hadlaysa wixii loo soomaray xorayta Somaliland.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA HEESTAN FANAAN BK;