HARGAYSA(W,N) Khilaaf dhinaca sharciga iyo wada shaqaynta golaha wakiilada iyo guurtida somaliland ayaa banaanka usoo baxay kadib markii xoghayaha golaha guurtidu eedo culus iyo tahriibin xeerar ku eedeeyay dhigiisa golaha wakiilada
Sidookale waxaa eedahaasi kayimid golaha guurtida jawaabo kala duwann ka bixiyay xoghayaha golaha Wakiilada
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;