Suugaanta
-
Kooxda Xidigaha Geeska Oo Soo Saaray Hees Hurada Udiiday Xukuumada M. Biixi Iyo Dadka Baraha Bulshada ka Taageera!
Kooxda Xidigaha Geeska Oo Soo Saaray Hees Hurada Udiiday Xukuumada M. Biixi Iyo Dadka Baraha Bulshada ka Taageera!
HALKAN KAGA BOGO HEESTAN CUSUB IYO NUXURKA AY XANBAARSAN TAHAY;
https://www.youtube.com/watch?v=J0CzQ8rmdQM...
Monday, September 23, 2024
-
Axmed Yoonis Oo Tiriyay Maanso Cusub Oo Ka Hadlaysa Xuska Qarrannimada Somaliland!
Axmed yoonis oo kamid ah haldoorka Somaliland ayaa tiriyay maanso cusub oo ka hadlaysa qaranimada Somaliland iyo marxadihii loosoo maray
HALKAN KAGA MAANSADA OO DHAMAYSTIRAN;
https://www.youtube.com/watch?v=EjrsX4RMBSY...
Friday, May 17, 2024
-
Abwaan Maxamed Saleebaan Tuke Oo Curiyay Maanso Ka Hadlaysa Qiimaha Ay Nabadu Leedahay
HARGAYSA(W,N)-Abwaan/fanaan maxamed saleebaan tuke oo kamid ah bahda hal abuurka Somaliland ayaa curiyay maanso cusub oo ka hadlay muhiimada ay leedahay nabadu xili xaalad colaadeed ka taagan tahay gobolka sool.
HALKAN KAGA BOG...
Tuesday, February 14, 2023
-
Abwaan Qaamuus Oo Tiriyay Gabay Cusub Oo Uu Kaga Hadlayo Xaalada Wadanka!
ABWAAN QAAMUUS OO TIRIYAY GABAYGA “XUMAD-WADAREED” OO DABADA SOCDA SILSILADII LIINTA XOORKALE.
“Xeerka Weeyi Waxa Uu Dadkuba, Xoolo dheer Yahaye.
Haddii Ay Gar Xeerbeegtidii, maal u Xilanayso,
Xaqa Ruuxa Sheegana Aw...
Friday, May 6, 2022
-
Xildhibaan Cabdikariim Sheikh Cumar Oo Maanso Kaga Fal Celiyay Xadhiga Ay Xukuumadu Kula Kacday Sheikh Maxamed Ismaaciil.
“Doraad baan xasuustoo
Hagardaamadii hore
Cirdigiisa lagu galay
Xildhibaan Cabdikariim Sheekh Cumar sh, Ahmed Fure Oo Katirsan Mudanayaasha golaha guurtida Ayaa maanso kaga Fal celiyay Xadhiga ay xukuumadu kula kacday...
Tuesday, August 17, 2021
-
Abwaan Faarax Murtiile Oo Tiriyay Gabay Uu Kula Dardaarmayo Golaha Cusub Ee Wakiilada Jsl!
DAWLAD Iyo BAARLAMAAN-ku Waa Ul iyo Diirkeed! Abwaan Faarax Murtiile
Gabay Cusub Oo Uu Tiriyay Abwaan Faarax Murtiile Ayuu Sheegay inuu ugu tallo-galay Golaha Cusub ee Baarlamaanka Somaliland & Waxqabadka bulshadii soo ...
Friday, August 6, 2021
-
DAAWO;-Fanaan Mahad Maxamed Nuux Oo Wacdaro Ka Dhigay Munaasibadii Xuska 18may Iyo Hees Qiiro Leh Oo Uu Ka Qaaday!
HARGAYSA(W,N)-Fanaan mahad maxamed nuux (galin hore) ayaa wacdaro ka dhigay munaasibadii habeenkii xalay lagu xusayay sanad guurada 30aad ee dib ulasoo noqoshada qarannimada somaliland oo lagu qabtay qasriga madaxtooyada somalilan...
Wednesday, May 19, 2021
-
Wasiirka Beeraha Somaliland Oo Ka Warbixiyay Ayax Ku Habsaday Deegaano Dalka Kamid Ah.
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada beeraa somalilandaxmed muumin seed ayaa ka hadlay ayax usub oo ku habsaday deegaano ka dalka kamid ah ay iyo dadaalo ay wadaan.
https://youtu.be/pVrvKzVS0A8...
Friday, May 14, 2021
-
DAAWO;-Abwaan Cabdiraxmaan Abees Iyo Maansada Cusub Ee “Danab” Oo Uu Arimo Xasaasiya Kaga Hadlay + Abwaanada Uu Ku Xusay.
“Dadka Sida Hankoogiyo Loo Dilo Damiirkooda, loo Duleeyo Aadmiga Digriibaad Ku Sidataan”Abwaan Cabdiraxmaan Abees;
https://youtu.be/2rxqmgMfmEQ...
Friday, February 19, 2021
-
DAAWO;-Abwaan Cabdiraxmaan Abees Oo Maansada “Doonyo Qaad” Ku Cabiray Xaalada Dalka Iyo Sida Ay Bulshada U Kala Qaybiyeen Kuwii Ay Xilka Udhiibteen.
Markay Daaf U Dhuratee
Dirqi Iyo Itaal tahay
Runta Dabarka lagu xidho
La fasaxo Dabuubaha
Doc faruurka beenaha
Xaqa daah ku qariyaan
Afku juuqda daayee
Dibno Aamusaanee
Nin dabcaa ka talo baxo
A...
Friday, February 12, 2021
-
Qoraa Boobe Yuusuf Ducaale Oo Madal Kusoo Bandhigay Buuga Dhaxal Reeb, Kaftan iyo Su’aalo Xiiso Badan, Halgankii SNM.
Hargeisa(W.N):-Qoraa Boobe Yuusuf Ducaale Oo Madal Kusoo Bandhigay Buuga Dhaxal Reeb, Kaftan iyo Su'aalo Xiiso Badan, Halgankii SNM.
https://youtu.be/a5eU4-D6_sk...
Sunday, January 31, 2021
-
DHGAYSO;-Abwaan Cabdiraxmaan Baas Oo Kusoo Biiray Sil Siladii Uu Ibo Furay Weedhsame Iyo Maansada Gunaanad Oo Uu Kaga Hadlay Xaalada Somaliland.
GABILEY(W,N)-Abwaan Cabdiraxmaan Macalin Xasan “Baas”oo kamid hal abuurka dhalinyarada Somaliland ayaa maanso geeraar ah oo ugu magac daray Gunaanad kusoo galay sil siladii uu dhawaan Ibo Furay Abwaan Weedhsame ee Go,aan
...
Thursday, July 2, 2020
-
DAAWO;-Muuqaalka Heesta Cusub Ee “Xilo Jano” Iyo Fanaaniinta Maxamed Bk Iyo Ugbaad Aragsan.
HARGAYSA(W,N)-Fanaaniinta codadka tolmoon ee Maxamed Siciid Bk Iyo Ugbaad Aragsan ayaa hada soo wada saaray hees cusub oo muuqaal cajiib ah wadata
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA HEESTA CUSUB EE XILO JANO EE UGBAAD IYO BK;
...
Wednesday, July 1, 2020
-
DAAWO;-Abwaan Weedhsame Oo Maanso Cusub Ka Tiriyay Sida Ay Madaxda Somaliland Ukhiyaamaynayso Shacabkii Doortay!
HARGAYSA(W,N)-Abwaan Xasan Daahir Ismaaciil “Weedhsame” Oo kamid hal abuurka Dayarta somaliland ayaa Maanso Cusub ka tiriyay xaalada siyaasadeed ee Somaliland iyo kala duwanaanshaha rabitaanka shacabka iyo hadba sida madaxda...
Wednesday, June 24, 2020
-
DAAWO;-Fanaaniinta Waaga Cusub Oo Soo Saaray Hees Ay Ku Karbaasheen Nabar Iyo Naxdin Iyo Ficilo Ay Soo Abaabuleen Farmaajo Iyo Khayre Oo Fashilmay.
MUQDISHO(W,N)-Fanaaniinta Waaga Cusub ayaa soo saaray Hees ay ku dhiilayaan kooxda Madaxwayne farmaajo Iyo Khayre Ee Nabar iyo Naxdin Taasi oo 48saacadood ee lasoo dhaafay qabsatay baraha bulshada.
Sidoo kale Xukuumada farm...
Friday, June 12, 2020
-
Halkan Ka Akhri; Maanso Baroor Diiq Ah Oo Abwaan Laabsaalax Ka Tiriyay Geerida Muj Xasan Guure.
HARGAYSA(W,N)- Abwaan Xasan Dhuxul laabsaalax oo kamid ah hal abuurka reer Somaliland ayaa maanso katiriyay geerida muj xasan guure jaamac oo maalintii shalay lagu aasay magaalada hargaysa.
Abwaan xasan Dhuxul ayaa maansada...
Monday, May 18, 2020
-
Dawlada Emaraadka Oo Xabsiga Utaxaabtay Ganacsade Somali Ah Oo Lagu Eedeeyay In Ay Xuutiyiinta Shidaalka Ka Iibiyaan+Kuwo Ay Ku Raad Joogto!
DUBAI(W.N)- Dawlada Iskutaga Emaraadka Carabka Ayaa la sheegay in ay Xabsiga Utaxaabtay Ganacsade Soomali ah Oo lagu eedeeyay Shidaal uu Kasoo Qaato dalkeeda in ay ka iibiyaan xuutiyiinta Yemen halka ay kuwo kale la sheegay in a...
Sunday, May 10, 2020
-
Abwaan Sacad Gadhle Oo Curiyay Gabay Cusub Oo Uu Kaga Hadlayo Xanuunka Dunida Ka Yaabiyay Ee Covid19.
HARGAYSA(W,N)-Abwaan Sacad Xaaji Maxamuud Gadhle oo ka mid ah hal abuurka reer Somaliland ayaa tiriyay maanso cusub oo uu kaga hadlay xanuunka dunida ka yaabiyay ee Coronavirus
Ugu Horayn Waxuu gabayga Abwaanku ku xusayaa Awo...
Wednesday, April 22, 2020
-
DAAWO;-Fanaanada Nimco Yaasiin Oo Ka Hadashay Muranka Labada Qoys Ee Isku Haysta Dhalashadeeda Oo La Filayo In Maxkamadu Go,aan Ka Gaadho.
HARGAYSA(W,N)-Fanaanadda Caanka ah Ee Nimco Yaasiin Caraale ayaa lala yeeshay waraysi dhinacyo badan taabanaya oo la xidhiidha fanta iyo wakhtigay kusoo biirtay iyo waxyaabaha ugu xiisaha badan ee ay la kulantay Mudadii ay ku jirt...
Monday, April 13, 2020
-
Gudida Ka Hortaga Coronavirus Oo Xaalkeedu Noqday Igu Sawir Iyo Fadeexadaha Ku Duugan Daahfurka Wasaarada Caafimaadka Ee Diwaan Galinta Mihnadlayaasha!
Gudida ka Hortaga xanuunka coroanavirus oo uu horkacayo madaxwayne kuxigeenka somaliland ayaa maanata sheegay in ay daahfureen nidaam cusub oo lagu diwaan galindoono shaqaalaha caafimaadka qaab iyaga jooga gobolada ,degmooyinka ,a...
Thursday, April 9, 2020
-
DAAWO;-Fanaanada Nimco Yaasiin Oo Hees Cajiib Ah Usoo Qaaday Somaliland.
LONDON (W,N)-Fanaanada Caanka Ah Ee Nimco Yaasiin Caraale Ayaa Daawaha Kasoo Qaaday Hees Cusub Oo Ay Kaga Hadlayso Dawladnimada Jamhuuriyada somaliland Taasi Shacabka Ku guubaabinaysa In Ay Sharfaan Dawladnimada Oo Ay la Shaqeeyaa...
Sunday, April 5, 2020
-
Siyaasadii Wasiirka Isgaadhsiinta Oo Horseeday Kala Qaybinta Jufadiisa Hoose Iyo Saamaynta Hadalo Iska Soo Horjeedo Oo Ay Warbaahinta Isku Mariyeen 48 Sacadood Ee UDanbeeyay!
GABILEY(W,N)-Wasiirka Wasaarada Isgaadhsiinta iyo technolajiyada jsl Dr Cabdiwali Sheekh Cabdilaahi Suufi Jibriil ayaa ah Masuulka kaliya ee xilka Wasiirnimo ka haya Xukuumada madaxwayne biixi Ee Kasoo Jeeda Gobolka Gabiley.
...
Tuesday, March 24, 2020
-
DAAWO;-Abwaan Qaran Jire Oo Maanso Cajiib Ah Ku Cabiray Sida Somalida Dhaqankii Suubanaa Uga Tagtay.
HARGAYSA(W,N)-Abwaan Axmed Kayse Aadan Ismaaciil (Qaran Jire) oo kamid ah hal abuurka reer Somaliland ayaa maanso ku cabiray sida somalidu uga baydhay dhaqankii suubaa ee ay lahayd
Sidoo kale Abwaan Qaran Jire ayaa maanso lam...
Sunday, March 22, 2020
-
Warbaahin Caalami Ah Oo Waxka Qortay Yoolka Sahra Halgan Ee Soo Noolaynta Fanka Iyo Hidaha Somaliland!
HARGAYSA(W,N)-Fanaanada Sahra Halgan ayaa kamid ah faaniinta Reer Somaliland ee kasoo qayb-qaatay halgankii dib Uxoraynta Dalka jamhuuriyada Somaliland iyadoo wakhtigana Ku hawlan soo noolaynta fanka iyo dhaqanka Somaliland taasi ...
Tuesday, March 17, 2020
-
Maayirka Caaasimada Hargeisa & Badhasaabka Gobolka M/jeex Oo Maanta Kormeer Balaadhan Ku Sameeyey Saldhigyada.
Hargeisa(W.N):-Maayirka Caaasimada Hargeisa & Badhasaabka Gobolka M/jeex Oo Maanta Kormeer Balaadhan Ku Sameeyey Saldhigyada.
https://youtu.be/YQcaFyj1IFI
...
Wednesday, February 26, 2020
-
DAAWO;-Heesta Wadaniga Ah Ee ‘Mar Hadaynu Qaran Nahay’ Iyo Wacdaraha Kooxda Gaashaan.
HARGAYSA(W,N)- Kooxda fanaaniinta ah ee ciidamada qaranka Somaliland ayaa heeso faro badan kusoo bandhigay xuskii aas aaska ciidamada qaranka jsl
Kooxda gaashaan ayaa sanad soo bandhigay heeso wadaniya oo taabanaya duruufta sha...
Tuesday, February 11, 2020
-
Komishankii Cusbaa Oo Diiday In Ay Iscasilaan Iyo Sobobta?
Hargeysa(W,N)-Gudidga doorashooyinka ayaa la sheegay inay diideen inay xilka iska casilaan, waxaanay si caadi ah oo maalinle ah u wataan shaqadoodii. Sidaas waxa baahisay shabakadda wararka ee Somaliland Eye.
Shabakadda oo ...
Saturday, January 11, 2020
-
DAAWO;-Fanaan Maxamed Bk Oo Ka Hadlay Hadal Uu Ka Yidhi Qaraxii Muqdisho Oo Xamaasad Badan Dhaliyay!
LONDON(W,N)-Fanaan Caanka ah ee Maxamed Siciid Bk ayaa ka hadlay hadal uu ka yidhi qaraxii muqdisho oo bulshada si khaldan loogu turjumay isla markaana dhalilay xamaasad iyo dhaco ay ku weerareen fanaanka dadka qaar
Fanaan BK A...
Monday, December 30, 2019
-
“Dhimashada Horteed Noqo, Dhaxal Ruux Ka Tagi Kara”Abwaan Xasan Dhuxul Laabsaalax.
HARGAYSA(W,N)- Abwaan Xasan Dhuxul Laabsaalax Oo kamid ah hal abuurka dhalinyarada gayiga somalida sida wayn looga qayaan ayaa odhaah dhiiri galinta ujeediyay dadka afka somaliga ku hadla oo uu ku boorisay in aanay daawadayaal ka ...
Monday, December 23, 2019
-
DAAWO;-Fanaanada Farxiya Kabayare Oo Hees Cajiib Ah Uqaaday Somaliland.
HARGAYSA(W,N)-Fanaanada farxiya Kabayare Oo habeenkii Xalay ahaa show ku qabatay Magalada Hargaysaa Ayaa qaaday hees cusub oo ay uqaaday Somaliland taasi oo ruxday shacabkii ku sugnaa madasha .
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WAR...
Friday, December 13, 2019
-
DAAWO;-Abwaan Qaamuus Oo Maanso Culus kula Hadlay Madaxwayne Biix Iyo Dulucda Ay Xanbaarsan Tahay,
HARGAYSA(W,N)- Abwaan Cabdirakiim Muxumed Xasan (Qaamuuska) Oo kamid ah hal abuurka reer Somaliland ayaa fariin culus diray madaxwayne oo uu saluugay habka uu u wado hogaaminta dalka iyo dhagaysi la,aanta cabashada shacabka Somali...
Wednesday, November 27, 2019
-
DAAWO;-Fanaanada Hodan Cabdiraxmaan Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Madaarka Caasimada Hargaysa.
HARGAYSA(W,N)- Fanaanada Hodan Cabdiraxmaan Dheere oo kamid fanaaniinta ku dhaqan dalka maraykanka ayaa maanta si diiran loogu soo dhaweeyay madaar cigaal international ee caasimada hargaysa.
Waxaana soo dhawaynta fanaanad...
Tuesday, November 26, 2019
-
“Dhacdada Sawirkan Aan Waxyar Ka Yidhaahdo”.Saxafi Maxamed Cabdi Sheekh “Ilig”
“Goobtu waxay Ahayd Xarunta Xisbiga kulmiye, waxa mudaharaad ku baaqay Xisbiga iyo Hogaankiisa oo wakhtigasi ahaa Ahmed Siilanyo, waxa goobta iskugu soo baxay dad ku dhaw 1000 qof, ujeedadu waxay ahay in laga hadlo dhibtaada ay ...
Sunday, November 17, 2019
-
Maxaabiis Tiro badan Oo Ka Baxsatay Saldhiga Booliska Ibraahim Kood-buur
Hargeysa(W.N): Maxaabiis tiradooda lagu qiyaasay ku dhawaad labaatan ruux ayaa maanta abaaro duhurkii ka baxsaday saldhiga ibraahin kood buur ee ku yaala xaafada xero awr ee magaalada hargeysa.
Wali wax rasmi ah kama ay soo saa...
Saturday, November 2, 2019
-
Waxka Ogow; Taariikhda Mustafe Axmed Daahir Oo Kamida Xubnaha Madaxwayne Biixi Usoo Xulay Komishanka Doorashooyinka Iyo Shuruudaha Horyaala?
Maxaad Kala Socotaa Xoghayaha Golaha Wasiirada Ee Madaxwayne Biixi U Xushay Xubnaha Komishanka Doorashooyinka Mustafe Maxamed Daahir Iyo Caqabadaha Sharci Ee Horyaala?
HARGAYSA(W,N)- Mustafe Maxamed Daahir oo mid kamid ah xub...
Wednesday, October 16, 2019
-
“Fanka Hada Waan Kusii Jirayaa, Balse Dhawaan Waan Soo Koobayaa”Maxamed Bk,
fanaan Maxamed Siciid Bk Oo Ka Hadlay Safar Uu Ugu Baxayo Dalka Ingiriiska!
HARGAYSA(W,N) Fanaanka aanka ah ee reer somaliland maxamed siciid bk ayaa ka hadlay safar uu dhawaan uu kicitimayo dalka ingiriiska halkaasi oo uu ka...
Wednesday, October 9, 2019
-
DAAWO;-“Ma Dameeri Dhaan Raacdey Baa Dookha Ina Kaahin”Abwaan Cismaan Ku Jare.
Abwaan Cismaan Ku Jare Oo Gabay Cusub Ku Dhaliilay Wasiir Maxamed Kaahin!
HARGAYSA(W,N) Abwaan Cismaan ku jare oo hore uga mid ahaa xisbiga kulmiye kana mid ahaa xubno laga saaray golaha dhexe ee xisbiga ayna isku deegaan yih...
Monday, October 7, 2019
-
DAAWO;-Waraysi Lala Yeeshay Abwaan Weedhsame Iyo Sharaxaada Uu Ka Bixiyay Dulucda Maansada Guus!
HARGAYSA(W,N)-Waraysi dhinacyo badan taabanaya oo lala yeeshay Abwaan Xasan Daahir Ismaaciil “Weedhsame” oo kamida hal abuurka reer Somaliland.
Abwaan Weedhsame ayaa waraysigan lagula yeeshay barnaamijka ka baxa tvga Star a...
Friday, September 27, 2019
-
” Qunbuladii Jabaan Lagu Dhufiyo Qiiqii Kor u Duulay” Gabay QARNI Abwaan Cali Duulduul
" Qunbuladii Jabaan Lagu Dhufiyo Qiiqii Kor u Duulay" Gabay QARNI Abwaan Cali Duulduul
HALKAN KAGA BOGO MUQAALKA GABAYGAN;
https://youtu.be/PRTy0NHsaO8
...
Friday, September 27, 2019
-
DAAWO;-Abwaan Dhako Oo Maanso Cusub Si Farshaxannimo Leh Ugu Dhaliilay Hogaaminta Madaxwayne Biixi Iyo Hab Dhaqankiisa!
HARGAYSA(W,N) Abwaan dhako oo kamid abwaanada somailand ee sida joogta ah uga hadla suugana ugu sheega madaxda reer somaliland ayaa gabay cusub oo utiriyay wuxuu hab suugaysan ku dhaliilay hogaaminta madaxwayne biixi iyo habdhaqan...
Friday, August 23, 2019
Next Page »
|
|