WAJAALE NEWS

Daawo:Maamulka Iyo Cuqaasha Gabilay Oo Soo Kormeeray Mashaariic Horleh Oo Laga Fuliyay Degmada Gabilay

Hargaysa(wajaalenews)maamulka gabilay oo ay wehelinayaan cuqaasha iyo waxgaradka gabilay ayaa maanta kormeer ku soo maray mashaariic ka socda Gobolka Gabilay Sida biriijka cusub iyo garoonka cagaarka ah ee magaalada gabilay.

Halkan Ka Daawo Warkan:

https://youtu.be/jqmggBzDbPE

Exit mobile version