WAJAALE NEWS

Wasiir Guri Barwaaqo Oo Sheegay in Shaqaaluhu Gubay Wasaarada Warfaainta


Hargeysa(W.N): Wasiirkii hore ee wasaarada warfaafinta somaliland Cabdiraxmaan Guri barwaaqo ayaa maanta xafladii xilwareejinta ka sheegay in goobtiii wasaarada warfaafinta ee dhawaan gubatay ayna ahayn dab iska kacay balse uu ahaa dab ay qabadsiiyeen qaar ka mid ah shaqaalaha wasaaradu halkan hoos ka daawo

Exit mobile version