Wasiir Guri Barwaaqo Oo Sheegay in Shaqaaluhu Gubay Wasaarada Warfaainta | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiir Guri Barwaaqo Oo Sheegay in Shaqaaluhu Gubay Wasaarada Warfaainta
April 6, 2019 - Written by Editor:


Hargeysa(W.N): Wasiirkii hore ee wasaarada warfaafinta somaliland Cabdiraxmaan Guri barwaaqo ayaa maanta xafladii xilwareejinta ka sheegay in goobtiii wasaarada warfaafinta ee dhawaan gubatay ayna ahayn dab iska kacay balse uu ahaa dab ay qabadsiiyeen qaar ka mid ah shaqaalaha wasaaradu halkan hoos ka daawo

COMMENTS
LINKS