WAJAALE NEWS

DAAWO; Xuska Sanad Guuradii Shuhaadada SNM Oo Magaalada Hargaysa Lagu Qabtay.

HARGAYSA(W,N) Munaasibad loogu dabaal dagayay xuska sanad guuradii shudaadada snm ayaa maanta lagu qabtay magaalada hargaysa.

Munaasibada ayaa waxaa kasoo qaybgalay xubno kamida saraakiishii snm masuuliyiin iyo qaarkamida shacabka caasimada hargaysa

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version