WAJAALE NEWS

Xuska Sanad Guuradii 20aad Ee Kasoo Wareegtay Geeridii Maxruum Cigaal Oo Habeenkii Xalay Lagu Qabtay Magaalada Gabiley.

GABILEY(W,N)-Munaasibad lagu xusayo sanad guuradii 20aad ee kazoo wareegtay geeridii madaxwaynihii hore ee jsl marxuum cigaal  ayaa habeen xalay lagu qabtay magaalada gabiley taasi oo ay kaso qaybgalay siyaasiyin, wwasiiro iyo xubno kamid ah aqoonyahanka madaxbanaan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version