WAJAALE NEWS

Xuska Maalinta Shuhadada SNM Oo Maanta Lagu Qabtay Magaalada Hargaysa.

HARGAYSA(W,N)-Xuska  38sano guurada Maalinta shahaadadii SNM Ayaa maanta lagu qabtay magaalada hargaysa taasi oo ay kazoo qaybgaleen masuuliyiin xukuumada katirsan iyo xubno kamid ah mujaahidiintii usoo halgamay dib uxoraynta Somaliland.

Exit mobile version