Xuska Maalinta Shuhadada SNM Oo Maanta Lagu Qabtay Magaalada Hargaysa. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xuska Maalinta Shuhadada SNM Oo Maanta Lagu Qabtay Magaalada Hargaysa.
October 17, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xuska  38sano guurada Maalinta shahaadadii SNM Ayaa maanta lagu qabtay magaalada hargaysa taasi oo ay kazoo qaybgaleen masuuliyiin xukuumada katirsan iyo xubno kamid ah mujaahidiintii usoo halgamay dib uxoraynta Somaliland.

COMMENTS
LINKS