Hargaysa (W,N):- Munaasibad lagu xusayay Sanad Guuradii 7aad ee ka soo wareegtay Markii la bilaabay Mashruuca Biya Xidheenka Webiga Abaay ee Dalka Itoobiya ayaa lagu qabtay Magaalada Hargaysa.
Sidoo kale Munaasibadan waxa ka soo qayb galay Safiirka Itoobiya u fadhiya Somaliland, Gudida Jaaliyada Itoobiya eek u sugan Somaliland iyo marti sharaf kale.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/11jrPnprqk0