CEEL AFWAYN(W,N)-Suldaan siciid ducaale oo kamid madaxdhaqameedka gobolka sanaag ah muwaadinta xukuumadii axmed siilaanyo ku wareejisay huteelka hargaysa club ayaa ka hadlay sifaha xukuumadu kagala wareegtay hargaysa club ayaa sheegay in aanu sharci ahayn wadada loo maray heshiiskii uu kula jiray xukuumada
Sidoo kale suldaan siciid ayaa talaabada lagaga la wareegay hargaysa club ku tilmaamay in ay mid tahay uun dhul boobkii madaxwayne biixi taasi 0o uu shacab badan ku qabsaday dhulkoodii
Dhanka suldaan sicid ayaa sheegay in uu maxkamada caalamiya ka furayo dacwad ka dhan ah madaxwayne biixi
HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;