Suldaan Siciid Oo Qayrul Sharci Ku Tilmaamay Awooda Xukuumada Kagala Wareegtay Hargaysa Club,Madaxwayne Biixina Ku Eedeeyay Dhul Boob. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Suldaan Siciid Oo Qayrul Sharci Ku Tilmaamay Awooda Xukuumada Kagala Wareegtay Hargaysa Club,Madaxwayne Biixina Ku Eedeeyay Dhul Boob.
May 5, 2020 - Written by Editor:

CEEL AFWAYN(W,N)-Suldaan siciid ducaale oo kamid madaxdhaqameedka gobolka sanaag ah muwaadinta xukuumadii axmed siilaanyo ku wareejisay huteelka  hargaysa club ayaa ka hadlay sifaha xukuumadu kagala wareegtay hargaysa club ayaa sheegay in aanu sharci ahayn wadada loo maray heshiiskii uu kula jiray xukuumada

Sidoo kale suldaan siciid ayaa talaabada lagaga la wareegay hargaysa club ku tilmaamay in ay mid tahay uun dhul boobkii madaxwayne biixi taasi 0o uu shacab badan ku qabsaday dhulkoodii

Dhanka suldaan sicid ayaa sheegay in uu maxkamada caalamiya ka furayo dacwad ka dhan ah madaxwayne biixi

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS