WAJAALE NEWS

DAAWO;-Prof Samater Oo Ku Baaqay In La Kala Diro Komishanka, Soona Bandhigay Tirada Loo Baahan Yahay In Ay Noqdaan,

HARGAYSA(W,N)-Prof Axmed Ismaaciil samater ayaa soo jeediyay in la kala diro Gudida doorashooyinka qaranka si looga gudbo muranka ka tagaan.

Sidoo kale Prof Samater ayaa ku baaqay in tirada komishanka laga dhigo 9xubnood oo sedex kamid ahi yihiin dad Ajaanib ah.

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;

Exit mobile version