DAAWO;-Prof Samater Oo Ku Baaqay In La Kala Diro Komishanka, Soona Bandhigay Tirada Loo Baahan Yahay In Ay Noqdaan, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Prof Samater Oo Ku Baaqay In La Kala Diro Komishanka, Soona Bandhigay Tirada Loo Baahan Yahay In Ay Noqdaan,
April 23, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Prof Axmed Ismaaciil samater ayaa soo jeediyay in la kala diro Gudida doorashooyinka qaranka si looga gudbo muranka ka tagaan.

Sidoo kale Prof Samater ayaa ku baaqay in tirada komishanka laga dhigo 9xubnood oo sedex kamid ahi yihiin dad Ajaanib ah.

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;

COMMENTS
LINKS